Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley iyo deegaanada hoos yimaada waxay kamid yihiin meelaha laga dareemayo abaarta saameysay dadka ku dhaqan miyiga Caanaha oo aad looga isticmaalo Degmada Dhoobley waxaa ay ka yimaadaan miyiga fog ee Deegaanada hoos yimaada Magaalada Dhoobley Haatan ayaa laga daremayaa Magaalada caano yari aad u ba’an iyado aan lakeenin caano ku filan bulshada Taasi oo ay u sababeeyeen Haweenka ka ganacsada caanaha Geela xanuunka ku dhacaya xoolaha ee loo yaqaano kudka waxayna sido kale Sheegeen in ay sameyn ganacsi ku yeelatay Arintaasi.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa