Xildhibaanada Golaha Deegaanka Jowhar oo Wada Qorshe looga Hortagayo Colaad Beeledyada.

0
11

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xildhiban Ismacil Maxamed Xuseen Oo ka mid ah xildhibaanada golaha Deegaanka Magaalada Jowhar oo wareysi gaar ah siiyey Warbaahinta ayaa ka hadlay qorshayaasha golaha ee ku aadan xal ka gaarida dagaal beeledyada iyo Nabadeenta beelaha walaalaha ee dirirtu ku dhexmarto Deegaanada Jowhar hoos yimaada.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa