Daladaha Nabadeeynta Jubbaland oo baaq Nabadeed ka soo saaray Colaadda Degmada Luuq

0
13

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururada Haweenka iyo Dhalinyarada ee degmada kismaayo ayaa baaq Nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagalamaya dagmada Luuq ee Gobalka Gedo.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya