Bulshada Deegaanka Waab-weyne oo cosaday in la soo gaarsiiyo Adeega Isgaarsiinta dalka.

0
13

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweyne ku Xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Xagar Dabageed ayaa gaaray Deegaanka Waab-weyn waxaana halkaasi ku soo dhoweeyey Masuuliyiinta Deegaanka iyo dadka shacabka ah.

Madaxweyne kuxigeenka ayaa kormeerey Ceelbiyood laga qodaayey deegaanka iyo Xarumo Waxbarsho iyo Caafimaad oo dadka deegaanka Waab-weyn ay si iskaa ah ay ku dhisteen.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa