Wasiirka Beeraha XFS oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

0
16

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Maanta Gaaray Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada Galmudug waxaana soo dhaweyay Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Galmudug Axmed Nuur Cusmaan Xaaji iyo Masuuliyiin kale.

waxaana ujeedka Safarka Wasiirka uu yahay in u ka qeyb galo shirka horumarinta tacbashada Beeraha iyo la qabsiga isbeddelka Cimilada oo lagu Qabanayo Magaalada Dhusamareeb.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya