Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Galmudug oo ku baaqday in xal loo helo colaadda ka taagan Mudug

0
11

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa isisoo tarayo baaqyada loo dirayo belaha walalaha ah ee ku dagalamayo galbeedka gobolka mudug waxaa markii ugu horeysay ka hadashay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Galmudug ayaa ugu baaqday shacabka Gobolka Mudug in ay door ka qaataan xal u raadinta colaadda ka taagan Mudug isku duwaha wasarada diin macalin cabdullahi Axmed xersi ayaa ka shekeyay dhibatada ay ledahay colaaddu.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa