Shirweyne looga hadlayay Hormarinta Haweenka Jubbaland oo laga daah furay Kismaayo.

0
15

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Dowladda Jubbaland Marwo Cadar Cabdullaahi Ismaaciil Juraati ayaa daah-furtay Shirweyne looga hadlayay Hormarinta Haweenka iyo tacadiyada loo geeysto Haweenka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya