Mashaariic horumarineed oo laga dhagax dhigay deegaanka yoontooy ee waqooyiga magaalada kismaayo.

0
29

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa Mashaaric horumarineed laga hirgelinayaa Deegaanada Yoontooy, Buula Bartire, Qaam-Qaam, Janaa Cabdalle iyo Buulagaduud ee Jublaand.

Mashaaricdan waxa kamid ah dhismaha Saldhig Booliis, dayactir Ceelasha biyaha iyo Hirgelinta leyrarka cadceeda ku shaqeeya iyo mashaariic kale oo Horumarineed oo muhiim u ah Bulshada.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa