Goobaha dharka lagu tolo ee kismaayo oo mashquul laga dareemayo.

0
21

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Harqaanka waa mid kamid ah farsamada gacanta isla markaana si wayn looga shaqaysto gudaha Soomaaliya, wuxuuna hada shaqo abuur u noqday dad badan oo isagu jira rag iyo dumar kuwaas oo ka mareeya nolashooda iyo mida Qaysaskooda.

Naxwo Axmed kadiye. ayaa faah-faahineysa