Baydhabo oo laga daah-furey shirka Wasaaraddaha cadaaladda heer federaal iyo dowlad goboleed.

0
31

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada beydhabo ee gobolka baay maanta waxaa ka furmay shir looga hadlayo cadaalada, shirkaasi oy soo qaban qaabisay Wasaarada Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS.

Shirka furitaankiisa waxaa kasoo qeyb galay Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, wasiirada wasaaradaha cadaalada maamul goboleedyada iyo hey’adaha inta badan ka shaqeeya arimaha cadaalada.

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Xasan Macalin oo daah-furey shirka Wasaaradda ha cadaaladda heer federaal iyo dowlad goboleed ayaa kawarbixiyay ahmiyada shirkan.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya