Dhalinyaro ku nool Dhoobley oo fursado shaqo ka helay kaalimaha Shidaalka ee Degmada.

0
38

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Kaalmaha shidaal ee ay hirgaliyeen ganacsatada ku nool Magaalada Dhoobley ayaa waxaa shaqo abuur ka helay qaar kamid ah dhalinyarada ku nool dagmada dhoobley kuwaasi oo markii hore la daala dhacayay shaqo la’aan.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya