Cudurka Jadeecada Oo ka dilaacay Degmada Baladxaawo Gobalka Gedo.

0
95

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gobolka Gedo gaan ahaan degmada Beled-Xaawo iyo degaano kale oo ka tirsan ayaa waxaa laga soo sheegaya in uu ka jiro cudurka Jadeecada iyadoona isbitaalada qaar ee degmada ladhigay bukaano badan oo u il daran cudurka Jadeecada.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya