Dhalinyarada Galmudug oo luugu baaqay iney kaqeyb qataan sidii doorasho qof iyo coda uga dhici laheyd Galmudug

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili dhawaan madaxda sare ee Galmudug kudhawaqeen in Galmudug u jiheysatay dhanka doorasho qof iyo cod ah ayaa Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug waxaa uu dhalinyarada reer Galmudug ugu baaqay in ay kaqeyb qataan sidii Degaanada Galmudug uga dhici laheyd doorashadaas codkodana dhalinyaradu ugu dooran lahayeen qofka ay u arkaan in Galmudug hugaamin karo.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa