kulan looga hadlayay sidii loo caawin lahaa dadka ay saameeyeen fatahaadaha Baardheere oo lagu qabtay Kismaayo.

0
110

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudigga gurmadka fatahaadaha degmada Baardhere ee dhawaan uu magacaabay, madaxweynaha Jubaland ayaa magaalada Kismaayo kulan kula qaatay culimada, gacansatada iyo ururada bulashada rayidka.

Kulan ayaa inta uu socday waxaa looga hadlay sidii loo caawin lahaa daka kunool magaalada Baardheer oo ku hanti belay fatahaadii ka dhacday magaaladaasi.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya