Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dood cimiyeedkan oo ay soo qaban-qaabisay wasaaradda Haweenka iyo xuquuqda Aadanaha Galmudug waxaa ka qayb-galay ardayda waxb ka abarata Jaamacadda Plasma Faraceeda Dhuusamareeb waxaana dooddan lagu falaqaynayay doorka haweenku ku leeyihiin nabad dhiska iyo xallinta khilaafaadka.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya