Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga Jubbaland oo ka hadlay xaaladda abaarta ka jirta Gobolka Gedo.

0
78

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Jubbaland Mudane Maxamed Cabdi kaliil ayaa waxaa u kahadlay Abaarta ba’an ee ka jirta Guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan Gobolka Gedo.

waxaana uu baaq u diray Madaxda Sare ee heer fadaraal iyo heer Dowlad Goboleed iyo sido kale Hay’addaha samafalka iyo dadka muxsiniinta isagoona ugu in ay gurmad Dag dag la soo gaadhaan dadka ku nool Gudaha iyo daafaha Degmada Ceel-waaq ee Gobalka Gedo.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here