Wasiirka caafimaadka Puntland oo xarumo Caafimaad ka daahfuray Garowe.

0
131

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dawlada Puntland ayaa xarumo Caafimaad ka daahfurtay magalada Garowe ee xarunta maamulka putland waxana laga hirgaliyeen xaafadaha Naasa-hablood iyo Kallis ee magaalada Garowe.
Waxa siwada jir ah uga hadla furitaanka madaxa mashariicda qadar jaarati Mohamed aadan Mohamed Iyo wasiirka wasarada cafimad ka putland
dr jaamac farax xasan ayaa bulshada reer garowe ugu baqay inay ka faa,iideystaan
Xarumaha cafimaadka.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya