Kismaayo oo lagu qabtay Kulan logaga hadlayay ka hortaga khataraha ka dhasha Masiibooyinka.

0
71

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasarada gargaarka iyo maareynta musiibooyiinka jubaland ayaa manta magaalada kismayo ku qabatay kulan looga hadlayay kahortaga khataraha ku imaan kara deegaanada jubbaland.

Kulankan ayaa diirada lagu saarayay sidii xal loogu heli lahaa fataadaha abaaraha iyo waxwalbo oo khatar ka dhalan karto.

Agaasimaha guud ee wasaarada gargaarka iyo maareynta musiibooyiinka  jubbaland mudane aadan farax gaarane ayaa warbaahinta uga warbixiyay shirkan iyo waxyaabaha looga hadlay.

Cabdiqani Sheekh Cali. ayaa faah faahinaya