Garoon Diyaaradeed oo laga dhagax-dhigay Degmada Ceel-barde.

0
137

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Hassan Cabdinuur Aal-baro ayaa Dhagax Dhigay Garoon Cusub oo diyaaradeed oo ay Yeelanayso Degmada Ceel-barde Ee Gobolka Bakool.

Goroonkan ayaa waxaa baahi weyn u qaba bulshadada Deegaanka kuwaas oo u isticmaali doona safaradooda kala duwan ee dhanka duulimaadyada.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa