Tababar ku saabsan Gar gaarka Deg deg ah oo lagu soo gabagabeeyay Baladweyne.

0
81

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magalada Baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa lagu soo gaba gabeyay tababarkan oo ku saabsanaa gargaarka deg daga ah kaasi oo socoday mud 3 bil ah isla markaana loo qabtay qaar kamid ah ardayda madada caafimadka ka barata Iskuulka Al-iimaan ee Baladweyne.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa