Barakacayaal kunool Degmada Afmadoow oo lagu wareejiyay Guryo dhisan.

0
22

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inkabadan 130 qoys oo Barakacayaal ah islamarkaana kunool duleedka Degmada Afmadoow ayaa lagu wareejiyay Guryo dhisan ‘ Maacuun iyo Agabka Nadaafada oo ay bixisay Hay’ada Juba.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here