Mid kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne oo beeraleyda ugu baaqay in ay ka digtoonaadan cudurada kudhaca geedaha liinta.

0
102

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dr Cabdiraxmaan Cabdulahi Cabdule oo bartay cilmiga beeraha isla markaan ku nool Baladweyne ayaa beeraleyda ku nool gobolka Hiiraan ugu baaqay in ka digtoonaadaan cudurada ku dhaca liinta taasoo waayadii danbe ay beeraleyda aad ugu xooganaayeen tacbashadeeda.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here