Dhalinyaro ku nool Dhoobley oo ku shaqaysta xirfada hagaajinta sariiraha oo kawarbixiyay shaqadooda.

0
147

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaro ku nool Degmada Dhoobley oo ku shaqaysta xirfada hagaajinta sariiraha ayaa kawarbixiyay xirfadooda farsamo iyo caqabadaha ay lakulmaan xiliga ay kuguda jiraan shaqadooda malin laha ah.Fardowsa Axmed Cabdi