Deeq daawo ah oo lagu wareejiyay maamulka deegaanka Hali-bixisay ee gobolka Saraar ee Somaliland.

0
84

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuduwaha Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Gobolka Saraar ee Somaliland ayaa dawooyin loogu talagalay malaariyada iyo shubanbiyoodka
gaadhsiiyey deegaanka Hali-bixisay oo hoos yimaada Magaalada Oog ee Gobolka
Saraar.Xasan Maxamed Cabdullaahi