Talaalka Cudurka Dabeysha oo Toddobaadkan Ka socday Xaafadaha Dhobley oo la soo gaba gabeeyay.

0
29

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid kamid ah dhaqaatiirta bixineysay talaalka Cudurka Dabeysha oo ka socday Toddobaadkan Degmada Dhoobley ayaa ka warbixiyay faa’iidada uu leeyahay talaalka iyo sida ay ugu faa’iideysteen bulshada.Fardowsa Axmed Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here