Ardey iskugu jira agoon iyo danyar oo waxbarasho lacag la’aan ah ka helay iskuulka Universal ee Baladweyne.

0
68

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 164 ardey oo iskugu jira agoon iyo danyar ayaa fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ka helay iskuulka Hoose Dhexe iyo Sare ee Universal ee Magaalada Baladweyne.Xasan Maxamed Cabdullaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here