Xuska Maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo maanta ku began.

0
134

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-1974-tii bishii November 21-keeda ayaa loo aqoonsaday maalinta macalinka Soomaaliyeed iyado la qabto munaasabado waa weyn oo lagu weynaynayo ahmiyadda uu leeyahay Macalinka.Xasan Maxamed Cabdullaahi