Agaasimaha Isbitaalka Rafiki oo Kawarbixiyay adeegyo cusub lagu soo kordhiyay Isbitaalkaasi.

0
204

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dr Cabdinaasir Bashiir Shide Agaasimaha Isbitaalka Rifiiki ee Deegaanka Dhoobley ayaa kawaramay adeegyo cusub oo lagu soo kordhiyay Isbitaalka kaasi oo ay bulshadu baahi weyn u qabeen.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya