Barnamij Gaar ah oo ku saabsan Maalinta Calamiga ah ee ka hortaga Tubaakada Aduunka.

0
196

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Maalinta Calamiga ah ee ka hortaga Tubaakada Aduunka oo ku beegan 31 May waxaa soo jeedinaya.Xasan Maxamed Cabdulaahi