Mohamed Salah Oo Si Shaaric Ah U Weeraray Xiriirka Kubadda Cagta Ee Egypt

0
216

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)Mohamed Salah waxa uu si shaaric ah u weeraray xiriirka kubadda cagta ee Egypt (EFA) xilli uu jiro khilaaf u dhexeeya oo ku saabsan xuquuqda sawiradda.

Garabka Liverpool hore ayey isugu dheceen hay’adda maamusha kubadda cagta dalkiisa taas oo uu khilaaf dhex dhigtay labada dhinac iyaga oo is weydaarsaday Twitter-rro badan.

“Waa caadi in xiriir kubad caged in ay raadiyaan xalita dhibaato kala dhexeysa ciyaaryahankooda markaa xassillooni wey dareemi karaan,” ayuu yiri.“Laakiin xaqiidii waxa aan arko waa taas cagsigeeda.“Ma aha wax caadi ah in farriimaheyga iyo warqadaha abuukaatehayga la’iska indha tiro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here